|
Q O R A A L
|
|
Somali
Poetry
Abwaan
Xuseen Jaamac waa nin gabyaa weyn ah hayeeshee murtidiisa aan wax badani
naga soo gaarin. Gabaygan inta kooban naga soo gaadhay wuxuu abwaanku
tirshey qiyaasta 1992kii. Abwaanku wuxuu ka yaabay ashraaftii la isu
bahaystay in la dabar gooyo oo markii Eebbe guushii mulkisiiyey aan ku
mahadine iyagii isku jeestay.
Raggii cadawga tiirshaan
lahaa, taaj ha loo xidhoe Tiknikadu ha gaadhaan lahaa, tuulo Buuryoqabe
Torogey ha daaqdaan lahaa, toommo iyo hawde Adhiguna ha tago baan lahaa,
taaggi Dhacadiide Dumarkii tafsaday baan lahaa, taagti haw dhaloe
Tafaraaruq iyo maanigaa teerba filanaayey, Taageer Allahayoow aday taada
noqotaaye.
Mar kale oo aad uga sii
horraysayna waakii Xuseen Jaamac lahaa;
Haddii Cumarba Reer Yoonis yidhi, caamo yahay
aamus Cirku muxuu da'aa sow arliga caasi kama buuxo. |
|
|
|
M A Q A L
More
More
More
|
|
|
|
|
|
|